assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh, waxaan riyo ku arkay koox yeey ah, waxaanse taaganahay meel yar oo sare, markaasaan tufay, candhuuftiina waxay kaga dhacday yeey yar oo dhabarkeeda ah ***** * sidoo kale waxaan arkay in aan hawada ka tooganayo qoriga dhashiikaha