Waxa aan ku riyooday in aan wado waddo ah oo dadka qaar la ordayo sidii oo aan aroos ku jiro,waxa aan si lama filaan ah isu arkay aniga oo aan dhar la’aan,markaas ayaan badhkayga ku daboolay tuwaal cad oo aan ku dhuuntay ninkii arooska ahaa oo aan garanayo in aan ahay. kali ah oo waxaa jiray qof ii soo jeediyay