Waxa aan ku riyooday aniga iyo saddex ka mid ah oo aanan garaneyn in aan mindiyo isku dagaaleyno, midna waan ceebeeyey oo aan orod u baxay, albaabkii ayaan ka soo xidhay aniga iyo adeerkay oo aan si kedis ah ula kulmay. waxaanan ka gartay in midkood aan la shaqaynayo oo dhididkayga oo dhan aan ka iibiyey si ay ii dilaan, ninkan runtii waan garanayaa wuuna i dulmiyey.